Ciidanku horay,ayuu usii socday,waxayna kusii fidayaan Dhulkii argagixisada lagu arki jiray.
Talisyada laga qabsaday argagixisada,waxay kala yihiin….
1.Ceel-ileed.
2. Al-dacwa.
3.Dibqalooc.
4.Dugsigii Tababarka.
5.Warshadii usamaynaysay Qaraxyada Daacish
Sidoo kale,waxaa la qarxiyay Miinooyin ay Dhulka ku aaseen oo gaaraya 8-Miino.
Dhanka Ciidanka Difaaca PL,waxaa khasaare kooban kasoo gaaray Gaari.

default

default

default

default

default
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.