Wararkii ugu danbeeyay Qaraxa Hotel Elite

Rag hubeysan,ayaa gudaha u galay hotel elite oo ka mid ah hoteelada ku yaala xeebta liido ee Magaalada Muqdisho.

Rasaas,ayaa ka socota gudaha Hotelka,iyadoo ay jiraan khasaare dhimasho iyo dhaawac ah walow aan si sax ah loo ogeyn inta uu khasaarahaas la’eg yahay.

Qaraxan waxuu jusoo aadayaa iyadoo Dowlada Muqdisho maamushaa aysan lahsyn Ra’isalwasaare,sidoo kalena Agaasime Madaxtooyo uusan haysan Madaxweyne Farmaajo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading