Ugu yaraan 13 ruux ayaa ku dhintay 20 kalana waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii qof ismiidaamiyay uu Sabtida maanta ah isku qarxiyay maqaayad ku taalla magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Dadka waxyeeladu ka soo gaartay qaraxa ayaa waxaa ka mid ah saraakiil ka tirsan maamulka gobolka, siyaasiyiin iyo askar.
Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarka.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.