Wararkii ugu danbeeyay weerarada Xisbullaah iyo Israa’iil

Israa’iil,ayaa sheegtay in ay mar kale duqeyn Cirka ah la beegsatay kooxda Xisbullaah ee dalka Lubnaan oo ay maalmahan si xooggan isku weydaarsanayeen gantaallo.

Weeraradii ugu dambeeyey,ayaa imaanaya,iyadop tirada dadka ku dhintay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan tan iyo Isniintii ay kor u dhaaaftay 558, halka dhaawaca uu yahay 1,835 Qof.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading