Weerarka Ankara ka dhacay,waxaa ku Naf waayay 4-Qof,iyadoo 14 kalana ay ku dhaawacmeen.
Waxaa la xanibay Baraha Bulshada oo xataa VPN aan lagu geli karin.
Hawlgalka ay fulinayeen Ciidamada gaarka ah ee Turkiga wuu soo dhammaaday.
Waxaa la dilay Laba ka mid ah Dablayda weerarka soo qaaday.
Waxaa lasoo badbaadiyay Dad door ah oo ay qafaasheen Kooxda weeraraka soo qaaday.
Ilaa iyo hada lama aqoonsan si rasmi ah kooxda weerarka soo qaaday,waxaase wararka qaar sheegayaan in ay yihiin Jamhada Kurdida ee PKK.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.