Wararkii ugu danbeeyay weerarkii Hotel SYL

Weerarkii caawa argagixisadu ku qaaday Hotel SYL khasaaraha ka dhashay ee la xaqiijiyay ilaa iyo hada waa…

Hal Sarkaal oo dhimasha ah,kaasoo lagu magacaabi jiray Muufo kana tirsanaa horaynta ilaalada Ra’isalwasaaraha deegaan ahaan kasoo jeeday Puntland.

Sidoo kale waxaa ku dhaawacmay sadex Askari.

Xildhibaan Baarlamaanka Jubaland ka tirsan iyo Qof shacab ah,ayaa ku dhaawacmay.

Argagixisada waxaa laga toogtay Afar,walina waxaa socda baaritaankii Hotel-ka.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading