Wararkii ugu danbeeyay Xabsiga dhexe Ee Muqdisho

Xabsiga waxaa ku jiray 643 Maxbuus, 433 waa Shabaab, waxayna dhammaan Askartii Gudaha ku Jirtay, Baqaarkii Hubka ee Xabsiga way qabsadeen, hubkiina Gudaha ayay ula wareegeen,sida ay xaqiijinayaan ilo lagu kalsoonaan karo oo amni.

Weerarkan,ayaa umuuqda mid horay loo qorsheeyay waxna ay ka og yihiin Askarta ilaalada Xabsiga.

Yax-yax iyo ceeb ayay ku tahay Dowlada Fadaraalka dhacdadan foosha xun ee Xabsiga.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading