Warbaahinta Caalamka,ayaa si weyn uqaadaa dhigtay go’aanka Puntland ay kalsoonida kala laabatay DFS iyo Madaxdeeda,kadib markii Dastuurka kmg ah lagu xadgudbay oo lalaalay.
Awooda PL Dhul,Dad,Siyaasad iyo Juquraafi ahaan ayay Warbaahinta caalamku dul istaagtay.
Halkan ka daawo muuqaalka
TV-ga caanka ah ee Aljazeera,ayaa falanqayn macno leh ku sameeyay go'aanka Puntland iyo ku xadgudubka Dastuurka Fadaraalka ee Madaxweynihii sharciyada lumiyay Xasan Shiikh.
JQ. pic.twitter.com/BGb50ELiYk
— Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) March 31, 2024
Halkan ka daawo muuqaalka
Falanqaynta Warbaahinta Caalamka ee go'aanka Puntland. pic.twitter.com/Av1fvLHlUI
— Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) April 1, 2024
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.