maanta oo kale, 26/Janaayo/1991, ayaa ay aheyd maalintii laga saaray Magaalada Muqdisho Madaxweynihii Dowladdii kacaanka “kali taliyihii” Soomaaliya Jaalle Siyaad Barre, kaddib 21 sanno oo xukunka uu ku heystay xoog.
Hadaba, Halkaan Hoose ka Daawo Warbixin ku saabsan xukunkiisii.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.