Wariye caan ahaa oo ku geeriyooday Maraykanka

Larry ayaa ku geeriyooday gobolka Los Angeles, waxaana sida ay xaqiijisa shirkadda Ora Media oo uu kamid ahaa asaasayaasheeda uu ku geeriyooday isbitaalka Cedars-Sinai Medical Center.

Muddo 60 sano ayuu ku jiray mihnadda saxaafadda, 25 sanoo oo kamid ahna wuxuu u shaqeynayay warbaahinta CNN ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu ku qaban jiray barnaamij loogu magac daray.

Intii uu saxaafadda ku jiray, Larry wuxuu wareystay shakhsiyaad caan ah sida hogaamiyeyaal siyaasadeed, jilayaal iyo ciyaartooy caan ka ah dunida

BBC .


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading