Wariye Jamaal Faarax oo lagu dilay Gaalkacyo

Allaha u naxariisto Wariye Jamal Faarax Aadan, oo kamid ah Suxufiyiinta waa weyn ee Soomaaliyeed ayaa caawa lagu dilay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug.

Dilka Marxuum Jamaal oo ka dhacay Waqooyiga Gaalkacyo ee Puntland ayaa waxaa geystay koox hubeysan, kuwaas oo Marxuumka ku bartilmaameedsaday goob ganacsi oo uu ku lahaa Agagaarka Xerada Siinay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading