Wasiir warfaafinta Somaliland,ayaa xilkii ka qaaday Agaasimihii TV-ga Somaliland Maxamed Xasan Cali Waji.
Maxamed Waji,ayaa ku xanuunsanaya mid ka mid ah isbitaalada Hargaysa xiliga laga qaadayo xilka.
Waji waxuu kasoo jeeda Beelaha la hayb sooco.

Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.