Wariye Tollman oo Maxkamad lasoo taagay+VIDEO

Agaasimihii hore ee Radio Daljir Axmed Sh Maxamed (Tollman) ayaa manta markii ugu hooreysay la horkeenay Maxkamada Derajada Kowaad ee Gobolka Nugaal.

Qareenadi u doodayey Eedeysane Axmed Tollman ayaa Maxkamada ka codsadey in labo malin dib loogu dhigo si ay ugu soo diyaar garooban difaacida eedaha loo soo jeediyo Agaasimihii hore ee Daljir.

Garsooraha Derajada Kowaad ee Gobolka Nugaal ayaa sheegay in dhageysiga Dacwadda eedeeysane Wariye Tollman loo dib dhigay maalinada arbacada ah, xilligaas oo markii kowaad ay dhageysan doonto.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading