Geerida Saraakiisha waa 12 oo uu ku jiro Qooje oo naf baxay hada.
Sidoo kale Shacabku waa 8-Qof Dhimashada.

Saraakiisha ugu Magaca Wayn waa 2-ba Habar Gidir ah Qooje, Moorshe, iyo 2-Mareexaan ah oo uu ka mid yahay Mukhtaar Gaadaale.

Inta kale waa Saraakiil hoosaad Ciidamada 21-aad & Danab iskugu jira.
Guud ahaan Saraakiisha geeriyooday waa 7-Habargidir ah iyo 5-Mareexaan ah.
Rabi ha unaxariisto janadiina haka waraabiyo.
Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.