Waxaa kasoo baxay War murtiyeed shirkii ay maanta ku yeesheen caasimada dalka Kenya qaar ka mid ah Xisbiyada, siyaasiyiinta, waxgaradka iyo aqoonyahanada Soomaaliyeed,kaasoo lagu lafa guray xaalada dalku uu marayo.
Warmurtiyeedkan,ayaa Xukuumada Dhexe ee dalka lagu siiyay talooyin umuuqda kuwo xiligoodii yimid
Halka ka akhriso Warmurtiyeedka:-
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.