Warmurtiyeedkii kulankii Deni iyo Xasan oo lagu heshiin waayay

Waa lagu heshiin waayay soo saaridii Warmurtiyeedka.

Madaxweyne Deni,ayaa diiday in lasoo saaro Warmurtiyeed lagu midaysan yahay,isagoo cuskaday in aysanba jirin wax lagu heshiiyay.

Dhankiisa Madaxweyne Xasan,waxuu codsaday in lasoo saaro Warmurtiyeedka Maanta.

Madaxtooyada Puntland si weyn ayay uga feejigan tahay Daljir iyo Damjadiidka talada Villa Somaliya ugacan gashay.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading