Warshad Kaluumaysi oo dhismaheedu ka socdo Garacad

Warshad Kalluumaysi oo noqonaysa mida ugu weyn Geeska Afrika,ayaa dhismaheedu ka socdaa Garacad.

Waa maalgashi lagu Farxo oo bogaadin mudan xaqiiqdii.

Dhismaha Dekeda Garacad,waxa usoo jiiday maalgashi kala duwan oo abuuraya Shaqo iyo Nolol.

Aragtida Garacad,waa mid Guulaysatay.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading