Wasaarada Cadaalada Puntland oo diyaarinaysa qorshe lagula socdo Dugsiyada Quraanka

Wasaarada Cadaalada Puntland haday Gacanta ku qabato Dugsiyada Quraanka waa wax weyn.

Sida Wasaaradu sheegtay,waxaa la diiwaangelinayaa Macalimiinta,waxaana loo samaynayaa tababar kadib marka la qiimeeyo.

Dugsiyada Quraanka waa meelaha Ilmaha lagu khaldo oo Diinta looga fidneeyo.

Sidoo kale waa goobaha lagu dhibaateeyo oo Kufsiga ugu badana ka dhaco.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading