Wasaarada Gaashaandhiga Fadaraalka oo xalay la weeraray

Dabley Hubeysan Oo xalay Weerar ku Qaaday Xaruunta Wasaarada Gaashaandhiga Ee Ku taala Wadada Warshadaha Magaalada Muqdisho Waxaana Weerarkaasi Ka dhashay Khasaaro.

Gudoomiyaha Degmada Deyniile Axmed Nuur Cabdi Siyaad Oo la Hadlay Idaacada Kulmiye Ayaa Sheegay in ay Soo Weerareen Lix qof oo Ku Hubeysan Qoryaha Garbaha laga Rido iyo Kuwa Fudfudud.

Dhanka kale Gudoomiyaha Degmada Deyniile ayaa Sheegay in ay iska Caabiyeen Raggii soo Weeraray isagoona Xusay in aanay Dhankooda Wax Khasaaro ah soo Gaarin.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Wasaarada Gaashaandhiga Fadaraalka oo xalay la weeraray"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading