Wasaarada Haweenka Puntland Oo qabatay tababar ku saabsan Islaamka iyo Haweenka

Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dowlada Puntland,ayaa maanta magaaladda Garowe ku qabtay tababar iyo Aqoon isweydaarsi ku aadan xaquuqda Haweenka ee Diinta islaamka.

tababarkan,ayaa waxaa ka soo qayb galay Ururka Haweenka, Culimado iyo Gabdhaha aqoon yahaynka ee Puntland.

Tababarkan oo socon doona mudo Labo maalin ah ah,waxaa furay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Haweenka Cabdulqaadir Yuusuf Daahir.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading