Wasaaradda Tamarta Jubbaland iyo Bangiga horumarinta Afrika oo heshiis gaaray (Sawirro)

Wasaaradda Macdanta,Tamarta iyo Biyaha Dowlad Goboleedka Jubbaland IOM iyo Bangiga horumarinta Afrika ayaa kala saxiixday qaybtii ugu dambaysay ee heshiiska mashruuca biyo galinta magaalada Kismaayo.

Saxiixa heshiiskaan waxaa ka soo qayb galay Wasiirka Wasaaradda Macdanta,Tamarta iyo Biyaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdiraxmaan Maxamed Muxumud,Madaxda Bangiga Horumarinta Afrika iyo Saraakiil ka socotay hay’ada IOM.

Dhinaca Bangiga horumarinta Afrika waxaa u saxiixay ku xigeenka agaasimaha guud ee Bangiga horumarinta Afrika Mrs. Ninenna.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading