Wasaaraddav Qorsheynta Puntland oo kulan u qabatay shaqaalaheeda (Sawirro)

Agaasimaha Guud Wasaaradda Qorshanyta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo iskaashiga Caalamiga ah mudane Sharmaake Xasan Cali ayaa manta shir gudoomiyey Shir ay iskugu yimaaden dhammaan shaqalaha wasaaraddu.

Shirka oo lagaga hadlayey sidii loo dar dar galin lahaa shaqada wasaaradda ka Socota loona xaqiijin lahaa Qorshayaasa Wasarada u yaal.

Agaasimaha Guud Wasaarada oo ka hadlay shirka ayaa Shaqalaha ku amaanay shqada ay hayaan kulana dar daarmay inay sii laba jibaaraan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading