Wasiir Alcadaala oo utanaasulay Odowaa

Wasiirka ku-xigeenka warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa Ka tanaasulay loolankii uu ugu jiray kursiga xildhibaan ee HOP#69.

Al-Cadaalada ayaa qoraal uu soo dhigay facebook ku yiri “Waxaan halkaan uga hambalyaynayaa adeerkey Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen oo noqonaya Xildhbaanka I matalidoona afarta sano ee soo socota insha allaah.”.

Xildhibaan Odowaa oo hore kursigan ugu fadhiyay,ayaa maanta qaatay shahaadada musharaxnimada.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading