Wasiir Dhabancad oo booqday goobaha ay ka socoto diiwaangalinta codbixiyayaasha (VIDEO)

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad ayaa kormeer shaqo ku tagay goobaha diiwaangalinta codbixiyayaasha Doorashada Golaha Deegaanka ee degmadda Qardho.

Sidoo kale Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad waxa kale oo uu boqday dhismaha Xarunta Ayaxa oo laga her galiyay Magalda Qardho. waxaana kormeerka Wasiirka ku wehlinayey Guddoomiyaha Gobalka Karkaar Saciid Maxamed Faahiye.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading