Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dilmuquraadiyeynta Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, ayaa caawa marti ku ah Madasha Clubhouse, isagoo ka hadli doona “XAALADA KALA-GUURKA EE SOOMAALIYA IYO DOORKA PUNTLAND”.
Madasha oo bilaabanaysa 9:30 ee caawa, ayaa sidoo kale Wasiir Dhabancad lagu weydiin doonaa su’aalo ku saabsan marxalada kala-guurka ah iyo Siyaasadda Puntland ay ku wajahayso iyo shirarka ka socda Afisyooni.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.