Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dilmuquraadiyeynta Puntland Mohamed Dhabancad, ayaa sheegay in Dowladda Puntland ay jawaab ka bixin doonto fariinta Villa Somalia.
Villa Somalia ayaa baahisay in Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday ee DFS Mohamed Abdullahi Farmaajo uu Shir ugu baaqay Madaxda Dowlad Gobaleedyada, xilli Muqdisho ay ka socoto qaban-qaabada Shir ay garwadeen ka yihiin QM, EU iyo Mareykanka, kaas oo ka dhacaya Teendhada Afisyooni ee xeyndaabka Garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.