Wasiir Fiqi “Reer Galmudugow gar iyo gardaraba aan taageerno C/rixmaan C/shakuur” (VIDEO)

Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi, oo khudbad ka jeedinayay Xaflad soo dhaweyn ah oo Dhuusamareeb loogu sameeyay Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa ugu baaqay dadka reer Galmudug inay garab istaagaan, sidoo kalena gar iyo gardaraba ku taageeraan Siyaasi CC Warsame.

https://youtu.be/XYnZTCq6y94

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading