Wasiir Gabiley “Boocame in Gobolada maqan laga xoreeya la rabaa” (VIDEO)

Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Dowladda Puntland Ilyaas Cusmaan Luga-toor (Gabiley), ayaa ka hadlay xaalada Degmada Boocame ee Gobalka Sool, isagoona sheegay in Boocame ay tahay halka la doonayo in laga xarooyo degaanada Ciidanka Somaliland ka joogaan Sool, oo ay ugu horeyso Magaalada Laascaano ee xarunta Gobalkaas.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading