Wasiirka Wasaaradda Amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan, ayaa Shir-guddoomiyey kulan looga hadlayay xoojinta Amniga caasimadda Puntland ee Garoowe, iyo wada shaqeynta Shacabka iyo laamaha Amniga.
Kulanka ayaa waxaa ka qeybgalay Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Gen. Cabdi Xasan Xuseen, Guddoomiyaha Gobalka Nugaal, Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Nugaal iyo Duqa degmadda Garoowe.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.