Wasiir Islow oo shaqo joojin ku sameeyay Agaasimihii Guud ee Wasaaradda amniga (Akhriso)

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa shaqo joojin ku sameeyay Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Yuusuf Cali Maxamed oo ka mid ahaa Agaasimayaasha mudada dheer xilalka ka haya Wasaaraddaha Xukuumadda.

Mr. Islow ayaa si KMG ah xilka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha ugu magacaabay Axmed Cabdi Kooshin, waxaana la faray Hey’addaha amniga dowladda inay si buuxda ula shaqeeyaan Sii Hayaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Axmed Cabdi Kooshin.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading