Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda xilgaarsiinta ah ee DFS Cabdiraxmaan Maxamed Jaabiri, ayaa sheegay in wixii ka dhacay Afghanistaan ay tusaale u noqon karto halka Soomaaliya ay ku socoto, loona baahan yahay inaan la isku haleyn taageerada dalalka caalamka iyo Ciidanka Ajnabiga ah.
Wasiir Jaabiri ayaa sheegay in wixii ka dhacay Afghanistaan ay macquul tahay inay ka dhacdo Soomaaliya, ayna dalka la wareegto Al-Shabaab.
https://www.youtube.com/watch?v=vghjHPd6IKc
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.