Wasiir Jaamac oo magacaabay Guddoomiyaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Gobalka Mudug (Akhriso)

Wasiirka Wasaaradda Shaqadda, Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Puntland Faarax Jaamac Muuse, ayaa u magacaabay Guddoomiyaha dhalinyarada iyo Ciyaaraha Gobalka Mudug Maxamed Yuusuf Faarax.

Maxamed Yuusuf Faarax ayaa bedeli doona Guddoomiyihii hore ee Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Gobalka Mudug Cabdinaasir Yuusuf Ciise, kaas oo wax badan kasoo qabtay Isboortiska Gobalka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading