Wasiir Jamaal oo hankiisa Kursiga Xildhibaan uu khatar ku yahay Suldaankiisa

Talyaha Ciidanka Dhiirane ee Daraawiishta ka hawlgasha Galgala oo lagu magacaabo Gaagaale,ayaa soo dhaweyntiisa loo xil saaray shalay Wasiir Jamaal.

Beesha Dubeys shacab ahaan waa rabaan in Jamaal kusoo laabto Kursiga Xildhibaanimo,balse waxaa diidan Suldaanka oo ay saamayn ku leedahay Madaxtooyada Puntland.

Waxay ubadan tahay in Suldaanku uxiro jifida Jamaal Dubeys ka yahay mid aan ahayn,taasoo hankiisa soo afjari karta.

Balse dadaal buu wadaa,isagoo kaashanaya haldoor badan oo Beesha Dubeys ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading