Wasiir Juxaa oo dul istaagay khilaafka PL iyo Villa Somaliya

Si macno leh,ayuu uhadlay Juxaa oo uu dul istaagay qadiyadaha laysku hayo ee soo jireenka ah,waaqiciga hada jira iyo sida xaal noqon doono.

Muuqaalka hada jira,waxa uu la mid yahay kii xiligii Carta ee la damcay in PL la mijoxaabiyo.

 

Halkan ka daawo muuqaalka Juxaa

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading