Maamulka Somaliland ayaa sheegtay inuu ka xun yahay qaabkii xilka looga qaaday Guddoomiyihii Baarlamanka ee Dowladda Puntland oo khamiistii ay codka kalsoonida kala noqdeen 49 Xildhibaan.
Wasiirka Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa u sheegay warbaahinta iney Dhoobo-daareed u aqoonsanyihiin nin reer Somaliland ah, Soona dhaweynayaan haddii uu u imaanayo.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.