Wasiir muhiim ah Oo ka baxsaday Dowlada Abiy

Wasiirkiii hore ee Dimuqraadiyada iyo xiriirka caalamiga ah Itoobiya oo kasoo jeeday Qowmiyada Tigreega,ayaa baxsaday,waxuuna shir jaraa’id oo uu ku dhaleecayno Abiy hogaamintiisa iyo qorshiiisa isir tirtirka Tigreega ku qabtay Nayrobi.

Abraham Sadik,ayaa ka mid ahaa Golihii Wasiirada ee Dowladii tan ka horaysay ee Abiy.

Baxsashada Wasiirkan waxay kaloo kusoo aaday iyadoo Duqa Caasimada Adis-ababa iyo Madaxa Sirdoonka Itoobiya ay Caruurtoodii ka saareen Itoobiya.

Kadib wararkaas,waxaa guux ka dhex bilowday Xukuumada cusub ee Abiy,taasoo keentay in la amro ka qaadista Basaboorada dhamaan Golaha Wasiirada iyo Madaxda kale ee muhiimka ah si aysan ubaxsan.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading