Wasiir Qowdhan oo kormeeray kastamyada canshuuraha ee Karkaar (Sawirro)

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland, ee dhanka Dakhligga Cabdi Warsame Qowdhan, ayaa soo gaaray Magaalada Qardho, Wasiirka ayaa kormeeray ilaha dakhli ee Wasaaradda Maaliyadda ee Degmada Qardho iyo Alxamdulilaah.

Wasiirka ayaa sidoo kalle kulan la qaatay Xisaabiyaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Gobolka Karkaar Yaasiin Cabdi Boss oo ay weheliyaan Saraakiisha Wasaaradda, Xisaabiyaha ayaa uga warbixiyay shaqooyinka socda, guulaha ay gaareen mudadii koobnayd ee uu xafiiska joogay iyo Qorshayaasha kor u qaadidda ilaha-dakhligga cusub ee la abuurayo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading