Wasiirka Maaliyadda DFS Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle, ayaa kulan kula qaatay magaaladda Ankara ee dalka Turkiga Wasiirka Maaliyadda Dowaladda Turkiga H.E. Lütfi Elvan.
Kulanka labada Wasiir ayaa looga hadlay arimo ay ka mid yihiin dib-u-habeynta dhaqaalaha dalka iyo isbadalka Maaliyadda Soomaaliya. Wasiir Beyle oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa Facebook ayaa sheegay inuu uga mahadceliyay dhigiisa Turkiga doorka Dowladda Turkigu ka ciyaarayso arrimaha dalkeena.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.