Xijaar oo shaqadda laga joojiyey, waa Ku daayey wax badan ayuu soo hadlay xilliga Saxuurta.
Wasiirka Amniga ayaa yiri, anigoo xeerinaya.
- Waxaa shag joojin lagu sameeyay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Jeneraal Cabdi Xasan
Maxamed, laga bilaabo manta oo ay taariikhdu tahay 27 April 2022. - Waxaa si KMG ah hogaanka Cidanka Booliska usii wadaya Taliye kuxigeenka Cidanka Booliska
Soomaaliyeed. - Wasirku waxaa u farayaa saraakiisha ciidamada Booliska iyo Nabadsugidda in ay ka fogaadaan
kumilanka siyaasada gar ahaan arimaha doorashooyinka una gutaan waajibaadkooda si dastuuri. - Wasiirka Amnigu waxaa ku wargelinayaa Guddoonka KMG ah ee Golaha Shacabka iyo xildhabaanada sharafta leh in ay u madaxbanaan yihiin goorta, Goobta qabashada doorashada Guddoonka Golaha.
Halkan ka akhriso:-
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.