Wasiirka Arimaha Dibada Sacuudiga oo ka hadlay talaabada Opec ay qaaday

Wasiirka Arimaha Dibada Boqortooyada Sacuudiga,ayaa waraysi uu siiyay Tv-ga CNN,waxuu kaga hadlay go’aanka dhimista Saliida ee Opec uu ku yeelanayo xiriirkooda Maraykanks.

Sidoo kale,waxuu ka jawaabay cawaaqibka ka dhalan kara talaabadaas oo ka imaan karta Maraykanka,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading