Wasiirka Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka Dowladda Puntland Caawil Sheekh Xaamid ayaa gaari kula qallibmay inta u dhaxeysa deegaanada Budun-buto iyo Baarweyn oo ka tirsaan Gobolka Nugaal.
Inta la xaqiijiyey waxaa shilka gaari waxa ku gareen ilaalada wasiirka oo mid kamid ah xalad adag ku jira, Wasiir Caawil Sheekh Xaamid iyo darawalkiisa ayaa caafimaad qabaa.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.