Wasiirka Cadaaladda Somaliland oo u jawaabay Madaxwayne Ku-xigeenka Puntland (Daawo)

Wasiirka wasaaradda cadaaladda Somaliland Cabdirisaaq Cali Saalax oo goordhaweyd u jawaabay madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Karaash ayaa beeniyey in Somaliland taageerto Al-shabaab taasi oo dorraad uu madaxweyne kuxigeen Karaash ku eedeeyey Somaliland.

Wasiirka oo ka hadlay ciidamadii Sanaag ee dhawaan ka baxay Somaliland kuna biiray Puntland ayaa ku tilmaamay laba nin oo cadhooday oo aan cidna la socon.

“Ciidamadu way is dhaaf-dhaafayaan oo xagaasna qaar ayaa tegaya xaggana ciidamo ayaa imaanaya,Hanqaraarac lug uma dhutiyo”. Ayuu yiri wasiir Cabdirisaaq.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading