Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Warfaafinta DPL oo xilkii la Wareegay (Daawo)

GAROOWE (IDIL NEWS)-Wasiirka cusub ee Wasaarada Warfaafinta, isgaarsiinta, boosada, hidaha iyo dhaqanka Dawlada Puntlan Cali Xasan Axmed Sabarey, ayaa xilika kala wareegay Wasiirkii hore Wasaaraddas Cabdi Xirsi Cali qarjab.

Xil Wareejintan oo ka dhacday Wasaarada Warfaafinta, ayaa waxaa Goobjoog ka ahaa Guddiga la socoshada Xil-wareejinta Wasiiradii hore iyo Wasiirada cusub, Mas’uuliyiinta Wasaaradda iyo Xubno kale.

Xil wareejinta kaddib Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Wasiirkii hore ee wasaarada, ayaa booqday Xarunta wayn ee TV-ga Dawlada Puntland, halkaas oo uu siwayn ugu Soo dhaweeyay Agasimaha Tv-ga Jamaal Carab Yuusuf yo Qaar kamida hawl wadeena Tv-ga.

Daawo.

Sawirro.

IDIL NEWS


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading