Somalia- Wasiirka cusub ee loo dhaariyay Wasaarada Difaaca Qaranka Somalia Maxamed Mursal ayaa ka hadlay qorshaha uu ku doonayo inuu ku wiiqo awooda Al-Shaab.
Mursal oo Waraysi gaara siiyay VOASomali ayaa si cad u sheegay inay ka go’antahay la dagaalanka Al-Shabaab, isagoo kaashanaya ciidamada midowga nabad ilaalinta Africa.
Wasiir Maxamed Mursal ayaa sheegay inay sii laba jibaari doonaan duqaynta lagu beegsanayo dagaalyahanada Al-Shabaab ee Maraykan-ku wado, wuxuuna cadeeyay in la tayayn doono awoodda xoogga Dalka Somalia.
Dhagayso waraysiga Wasiir Mursal.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.