Wasiirka Ganacsiga oo kala diray masuuliyiintii Rugta Ganacsiga Gobalka Banaadir (Akhriso)

Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka ganacsiga iyo warshadaha dowladda federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Cali Xasan ayaa lagu kala diray masuuliyiintii rugta ganacsiga iyo warshadaha gobolka Banaadir.

Ciidanka Hay’adda NISA ayaa habeen kahor xabsiga dhigay Guddoomiyihii rugta Ganacsiga Gobalka Banaadir oo lagu soo eedeeyay inay Al-Shabaab xilkan keensatay, iyo ku-xigeenkiisii.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading