Wasiirka Haweenka Puntland “Gudniinku dhibaato badan ayuu gabdhaha u keeney sida HIV Aids” (VIDEO)

Wasiirka Wasaaradda Hormarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Puntland, Aamina Cismaan Xaaji, ayaa sheegay in Gudniinku uu Haweenka u geysto dhibaatooyin farabadan.

Wasiir Aamina ayaa xustay in marka Haweenka la gudo ay sahlan tahay inay ku dhacaan cudurada, sida HIV Aids, ayna tahay sababta ka dambeysa in la joojiyo.

Wasiirrada Caddaaladda iyo Caafimaadka ayaa iyana arrintan ka hadlaya culimadana farriin kale u diray.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading