Wasiirka Haweenka Puntland iyo Madax ka socota EUCAP oo kulmay

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Puntland Marwo Aamina Cismaan Xaaji oo uu weheliyo Agaasimaha Guud Maxamed Abdirisaaq Nuux,ayaa wax ay maanta Xafiiska wasiirka ku qaabishay Madax ka socday Haya’dda EUCAP Gaar ahaan Xafiiskeeda Puntland.

Wax ayna ka wada hadleen sidii wax looga qaban lahaa Arrimaha ku saabsan tacadiyadda ka dhanka haweenka iyo Gabdhaha yar yar.

Intaas kadiba Agaasimaha guud iyo Madaxdda Hay’adda EUCAP ayaa wax ay kormeer ku tageen xarunta dabd-baadadda Haweenka ee (GBV save house And Shelter) ee Wasaaradfa Haweenka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading