Wasiirka Maaliyadda Dawladda puntland Mudane Xasan Shire Cabdi iyo wafti uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada BADHAN ee xarunta Gobolka sanaag.
Degmada BADHAN Wasiirka iyo waftigiisa waxaa ku soo dhoweeyay Maamulka Gobolka kan degmada, Saraakiisha qaybaha Daraawiishta iyo Boliska ee Gobolka sanaag Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda Gobolada Sanaag iyo Hay’laan Nabdoono iyo Bulshada rayadka ah qayba geeda kala duwan.
Xasan Shire Cabdi Wasiirka Maaliyadda masuuliyiinta safarkan ku weheliyay waxaa ka mid ahaaTaliyaha Ciidamada Cashuuraha puntland Gen Cismaan Xasan cali Cuuke iyo masuuliyiin kale.
Wasiirka ayaa madaxda Dawladda iyo Bulshada reer BADHAN uga mahad celiyay sida diiran ee ay usoo dhoweeyeen.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.