Wasiirka Maaliyadda Puntland oo lagu soo dhaweeyay Garoowe (Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Xasan Shire Abgaal, oo Safar dalka dibadisa ku maqna ayaa manta dib ugu soo laabtay Magaalada Garowe.

Garoonka diyaadaha ee Gen Maxamed Abshir waxaa Wasiirka ku soo dhaweyay Wasiir kuxigeenka Wasaradda Maaliyadda Mudane Cumar Xasan Fiqi iyo masuulin katisan Xukamada.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading