Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Dowladda Puntland Xasan Shire Cabdi, ayaa Cabdiqaadir Cismaan Yuusuf u magacaabay Maamulaha Canshuuraha Beriga Gobolka Karkaar.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Maaliyadda Puntland, kuna taariikheysnayd 16-ka bishan November, ayaa lagu ogeysiiyay Masuuliyiinta Wasaaradda iyo Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland magacaabista Maamulaha Canshuuraha Beriga Puntland C/qaadir Cismaan.

Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.